Xiliga uu furmayo kalfadhiga 5aad ee Baarlamanka Soomaaliya oo la shaaciyey

oGuddiga joogtada ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo go’aamiyey xilliga uu furmayo kalfadhiga 5aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Xubnaha guddiga joogtada ayaa go’aamiyey in 27 bishan Maarso oo ku beegan Maalinta Arbacada inuu si rasmi … Continue reading Xiliga uu furmayo kalfadhiga 5aad ee Baarlamanka Soomaaliya oo la shaaciyey